HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbi xaakimka kulmiye axmed cabdi dheere ayaa ka hadlay ujeedada kulan dhawaan dhexmaray madaxwaynaha Somaliland muuse biixi iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;