WAJAALE NEWS

DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Xaalada Abaareed Ee Deegaanada Degmada Farowayne Iyo Qaylo Dhaanta Bulshada.

HARGAYSA(W,N)-Warbixin laga soo diyaariyay xaalada deegaanada hoos yimaada degmada farowayne ee gobolka maroodi jeex.

Maamulka degmada farowayne iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer indho indhay ah kusoo maray qaarkamid ah deegaanada hoosyimaada halkaasi oo ay kusoo arkeen xaalada abaareed ee deegaanka ,culuska ay dadka soo guurtada ah ee deegaanka degan iyo baad iyo biyo oo hada gabaabsi ah.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version