HARGAYSA(W,N)-Gudida dabagalka hantida qaranka oo maanta kulan la qaatay maareeyaha haamaha kaydka shidaalka ee berbera ayaa waydiiyay su,aalo badan oo la xidhiidha kor ukaca qiimaha shidaalka, shirkada trafigura ee loo xidhay keenista shidaalka iyo heshiishka lala galay iyo kuwo kale oo muhiim.
Xildhibaan maxamed abiib oo kamid ah gudidan ayaa maareeyaha haamaha kaydka shidaalka waydiiyay su,aalo xasaasi ah oo bulshada Somaliland tabaysay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;