WAJAALE NEWS

Xildhibaan Gavin Williamsom Oo Booqasho Ku Tagay Saylada Xoolaha Magaalada Hargaysa Iyo Waxyaabaha Uu Kula Kulmay.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Gavin Williamsom Iyo waftigii uu hogaaminayay ee ka socday dalka ingiriiska oo maalmihii udanbeeyay safar ku jooga Somaliland ayaa booqasho ku tagay saylada xoolaha ee magaalada hargaysa halkaasi oo uu kala kulmay soo dhawayn balaadhan oo ay u qaabileen shacabka reer hargaysa eek u sugan saylada xoolaha.

Xildhibaan Gavin Williamsom oo ah mudane udooda aqoonsiga Somaliland dhawaan baarlamaanka ingiriiska horgeeyay dood ay ka yeesheen aqoonsiga somaliand ayaa goob kasta oo uu taga Somaliland kala kulmaya soo dhawayn iyo kelmado ku dhiirigalinaya in uu Somaliland aqoonsiga raadinteeda sii wado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version