WAJAALE NEWS

Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiish Ay Wada Gaadheen Shirkadaha Isgaadhsiinta Iyo Xukuumadu!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay heshiish ay maanta wada gaadheen shirkadaha waawayn ee isgaadhsiinta iyo xukuumada oo dhinac ka ahayd. Kaasi oo ah xadhiga bada hoos mara ee fiber optic oo ay saamiyo kala yeelan doonan kii hore dalka ay ukeentay shirkada somcable.

Wasiirka isgaadhsiinta ayaa faah faahin ka bixiyay nuxurka heshiishkan iyo waxyaabaha ay wadaagi doonaan shirkadaha isgaadhsiintu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version