WAJAALE NEWS

Wasiirka Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dugsiga Barashada Beeraha Oo Laga Hirgalinayo Deegaanka Arabsiyo.

ARABSIYO(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland oo uu weheliyo badhasaabka gobolka gabiley,gudoomiyaha degmada arabsiyo ayaa kormeer ku tagay dugsiga barashada beeraha oo wasaarada beeruhu ka hirgalinayo deeganka arabsiyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version