WAJAALE NEWS

Qoyska Muwaadin Ku Xidhan Jabuuti Oo Madaxwayne Biixi Ka Codsaday In Uu Fuliyo Balantii Uu Uqaaday Soona Daayo!.

HARGAYSA(W,N)-Qoyska muwaadin reer Somaliland oo inankoodu mudo 8sano ah ku xidhan yahay dalka jabuuti kadib markii ay ugacan galisay xukuumadii hore ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa markale madaxwayne biixi ka codsaday in uu soodaayo ismarkaana uu fuliyo balantii uu uqaaday Muwaadin cabdilaahi sheikh cabdiraxmaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version