WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Sheegay In Ay Gubeen Noodhadh Kamid Ah Lacagta Shilinka Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa shaaciyay in ay gubayaan noodhadh kamid ah lacagta shilinka Somaliland kaasi oo aan hada la isticmaalin kala ah 10, 50shl, 100shilin.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version