WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada Somalland Oo Gudi Usaaray Xeerka Caymiska +Magacyada 11xildhibaan Ee Loo Magacaabay!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirasaaq Khaliif  ayaa gudi usaaray xeerka caymiska oo xildhibaanada soo jeediyeen in aan laga doodi gudidaasi oo dib eegis kusoo samayn doonta xeerka caymiska

Sidoo kale gudoomiyaha golaha ayaa shaaciyay magacyada 11xildhibaan oo uu usaaray dib u eegista xeerka caymiska.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version