ALLAYBADAY(W,N)-Badhasaab ku xigeenka gobolka gabiley cali case ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay gudoomiyaha cusub ee Degmada Allaybaday Iyo Gudoomiyihii hore ee degmada.
Munaasibada ay xilka kulak ala wareegayeen gudoomiyaha cusub ee degmada Allaybaday iyo gudoomiyihii hore ayaa waxaa kazoo qaybgalay badhasaabku xigeenka gobolka gabiley,maayarka kuxigeenka magaalada gabiley iskuduwaha wasaarada hawlaha guud iyo guryayta,waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer allaybaday.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;