HARGAYSA(W,N)-Wadayaasha gaadiidka booyaha ee biyaha udhaamiya caasimada hargaysa ayaa maalintii labaad wada cabasho ka qabaan kor ukaca qiimaha shidaalka oo sobobay in ay joojiyaan shaqada.
Sidoo kale wadayaasha booyaha biyaha ayaa fariin culus udiray xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne biixi oo ay ka dalbadeen in ay wax ka qabato cabashadooda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;