HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin xukuumada katirsan, shirkada DP WORLD Ee gacanta ku haysa dekeda berbera iyo ganacsatada alaabaha kala soo dega ayaa sheegay in heshiish laga gaadhay khilaaf maalmihii udanbeeyay udhexeeyay ganacsatada iyo shirkada dp world oo sobobay in 10cisho waxba kazoo bixi dekeda kadib markii DP WORLD Laban laabtay tacriifada alaabaha kazoo dega dekeda iyo cashuur ay kusoo rogtay gadiidka galaya dekeda
Mareeyaha dekedaha Somaliland wasiirka ganacsiga iyo xubno kamid ah ganacsatada oo shirk u yeeshay wasaarada ganacsiga ayaa shaaciyay in heshiish laga gaadhay arimahaasi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;