GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarad waxbarashada Somaliland cabdixakiim siciid bustaale ayaa dardaaran culus iyo canaan ujeediyay xildhibaanada dibad wareega ah ee golaha deegaanka gabiley kuwaasi shaqadii loosoo doortay taasi oo keentay in aydayacanto masuuliyadii ay bulshada uhayeen.
Sidoo kale wasir kuxigeenka waxbarashada ayaa xildhibaanada ugu baaqay in ay la shaqeeyaan maayarka .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;