WAJAALE NEWS

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Ka Hadlay Xaalada Wariye Maalintii Sedexaad Ku Xidhan Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja ayaa war kazoo saaray xadhiga wariye cabdisalaan jermany oo maalintii sedexaad ku xidhan magaalada hargaysa islamarkaana aan wax war ah laga haynin halka uu ku xidhan yahay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version