HARGAYSA(W,N)-Ururka qareenada Somaliland ayaa shaaciyay lafogur sharci oo ay ku sameeyay sharciyada xeerka muranka ka dhaxgaliyay golaha wakiilada asxaabta siyaasada iyo xukuumada oo qoloba dhinac uturjumayso kaasi oo hada xildhibaano golaha wakiilada katirsan ugudbiyeen maxkamada sare oo ay ka codsadeen in ay tafaasiir ku samaysay dhaqan galka xeerka furista ururada ee xeer 14.
Qareenada ayaa talooyin usoo jeediyay dhinacyada isu haya xeerka furista ururada siyaasada.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;