LAASCANOOD(W,N)-Taliyaha qaybta ciidanka booliska oo gobolka sool ayaa ka hadlay dil habeen xalay gudaha magaalada laascaanood loogu gaystay lamaane isqaba kuwaasi oo geeriyooday .
Taliyaha ciidanka ayaa sheegay in ay baadhayaa wixii dilka gaysatay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;