WAJAALE NEWS

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Dugsiga Sare Ee Faarax Oomaar Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay dugsiga sare ee faarax oomaar oo kamid dugsiga ugu qadiimisan somailand

Gudoomiye faysal ayaa ka dayr xaalada uu dugsigan ku sugan yahay daryeel la,aanta xukuumada.

 

 

Exit mobile version