WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Horyimid Gudida Ururada Siyaasada Oo Madaxwayne Biixi Magacaabay Sheegayna In Ay Ubadan Yihiin Kulmiye.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka horyimid uu madaxwayne biixi umagacaabay furista ururada siyaasada oo uu sheegay in aan la gaadhin wakhtigoodii islamarkaana ay ubadan yihiin xisbiga uu madaxwaynuhu gudoomiyaha ka yahay ee kulmiye

Sidoo kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa sheegay in madaxwayne biixi uu jabiyay sharcigii dalka islamarkaana ay xisbiyada qaranku yeelan doonaan talo qaran oo dalka lagaga badbaadinayo madaxwayne biixi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version