GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley kuxigeenkiisa iyo xuldhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa dhagax dhigay biyo mareen laga hirgalin doono xaafada 18may ee magaalada gabiley kaasi oo bulshadu baahi wayn uqabtay.
Waxaana ka hadlay munaasibada dhagax dhiga badhasaabka gobolka maayarka magaalada gabiley oo isagu faah faahin ka bixyay muhiimada uu bulshada uleeyahay dhismaha biyo mareenkan oo bulshada xaafadaasi dhib wayn ku hayay, taasi oo laga hirgalinayo miisaaniyada 2022 .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;