WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ujeediyay Madaxwayne Biixi

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Hadii Madaxwayne Biixi Doorashada Madaxtooyada Ku Qaban Waayo Wakhtigeeda In Aanay Kursiga Sii Fadhiyi Doonin.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe oo ayaa ka hadlay xaalada dalka muranka siyaasadeed ee ka dhashay xeerka 14 oo xukuumadu doonayso in hore loo soo dhiga wakhtiga furista ururada

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa wacad ku maray in aanay  madaxwayne biixi kursiga fadhiyay hadii doorashada uu wakhtigeeda ku qaban waayo.

Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa ka waramay mudadii uu madaxwwayne biixi xilka hayay inta jeer ee uu Somaliland halis galiyay isagoo ka digay in  uu dalka ku celiyo 1994.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version