HARGAYSA(W,N)-Midka mid ah qoyska reer cumar carte qaalib ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in xukuumadu xidhay siyaasi maxamed cumar carte maanta xili uu marayay garoonka diyaaradaha
Sidoo kale liibaan cashuur oo kamid ah qoyska ayaa sheegay in aan la xidhi dalkana uu dib ugu soo noqonaya.