WAJAALE NEWS

“Xirsiyow Hadii 13-November 2022 Ay Dhici Waydo Doorashada Madaxtooyadu, Ma Jirto Cid Cirka Soo Duminaysaa, Mana Jirto Cid Qiyaamaha…Ex Wasiir Seed.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada beeraha Somaliland axmed muumin seed ayaa jawaab ka bixiyay hadal kazoo yeedhay gudoomiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan isagoo sheegay hadii doorashada madaxtooyada wakhtigeeda ku dhici waydo in aanay jirin cid wax samayn kartaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version