GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah Xildhibaanada Golaha Deeganka Degmada Gabiley Ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay deegaanada Gorey, Laaca, Caratuulka, Mataan iyo Magaalo Dhidar oo dhamaantood loo dhooba-qaadidoono ceelasha iyagoo dhanka kale ukuurgalayay xaalada rasmiga ah ee deegaanadan.
Waxaana iska kaashan doona Haayada FAO, Wasaarada beeraha Iyo Dawlada Hoose ee degmada Gabiley.