HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technoljiyada Somaliland ayaa kulan la qaatay gudi hoosaadka hawlaha guud iyo technolajiyada ee golaha wakiilada kuwaasi oo ay ka wada hadleen arimo muhiim.
Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa ka warbixiyay kulanka ay la qaateen wasiirka
Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa ka hadlay kulanka wakhtiga ay joogsanayaan fariimaha dadka loosoo jiro oo uu hore wareegto uga soo saaray.
Dhanka kale wasiirka ayaa ka hadlay qorshaha fure ugaar ah Somaliland oo ay yeelan doonto.