WAJAALE NEWS

Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta JSL Oo kulan la yeeshay Shirkadaha bixiya Adeega Isgaadhsiinta Iyo Korontada.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa kulan la qaatay shirkadaha bixiyaya adeegyada isgaadhsiinya iyo koronta oo ay weheliyaan komishanka tamarta iyo maayarka caasimada.

Wasiirka isgaadhsiinta ayaa ka warbixiyay ujeedada kulan iyo qodobada lagaga wada hadlay.

Exit mobile version