GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka somaliland oo ay weliyaan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmadu ayaa a dhagax dhigay dhismaha biriij isku xdhaya magaalada iyo aafada cusub ee shariif cali kaasi oo xukuumada dhexe bixinayso dhaqaalaha ku baxaya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;