WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Cisbitaalka Magaalada Laascanood ku Booqday Dad Shacab Ah Oo Dhaawacyo Ay Soo gaadhsiiyeen Ciidamo Punthland Kaga Soo Duulay.

LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland oo uu weheliyo badhasaabka gobolka sool ayaa cisbitaalka magaalada laascanood ku booqday shacab ah oo ciidamado kazoo duulay maamul goboleedka punthland dhimasho iyo dhaawacyo sooo gaadhsiyeen kuwaasi oo dhaawacyadii xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo cisbitaalka magaalada laascanood.

 

 

Exit mobile version