HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa Cabdikariim Axmed mooge oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan wasaarada hawlaha guud iyo maxahdka haayada shaqaalaha dawlada ayaa ka hadlay halka uu marayo dhismaha maxadka dawladu.
Sidoo kale maayarka caasimada ayaa ku amaanay shirkadaha dhisaysa maxadka dawladaha hoose ee xaaji muuse Constraction Company isagoo sheegay in uu yahay dhismihii ay filayeen muhiimna u ah caasimada in uu ka dhismo
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;