WAJAALE NEWS

” Madaxdeena Na Dhaleecaynaya Waxaan Leenahay Noo Kaalaya…”Qaar Ka mid ah Hablaha Dhigta Jaamacada Barwaaqo.

” Madaxdeena Na Dhaleecaynaya Waxaan Leenahay Noo Kaalaya…”Qaar Ka mid ah Hablaha Dhigta Jaamacada Barwaaqo Ayaa fariin culus udiray cidkasta oo si aan xaqiiqo ahayn wax uga sheegta jaamacada ay dhigtaan isagoo ka codsaday in soo buuqdaan si wax uga ogaadaan,

Exit mobile version