WAJAALE NEWS

Madaxda Tvga Qaranka Iyo Golaha Wakiilada Oo Ka Heshiiyay Khilaaf soo Kala Dhexgalay

HARGAYSA(W,N)-Madaxda tvga dawlada iyo golaha wakiilada ayaa ka heshiiyay khilaaf oo kala dhexgalay kadib markii tvga qaranka si ka baxsan anshaxa warar uga baahiyay fadhigii golaha wakiilada

Sidoo kale maamulka tvga qaranka ayaa raali galin ka bixiyay kaasi oo sobobay in xarunta golaha laga saaray wariyayaasha tvga qaranka balse hada laga gaadhay heshiish wada shaqayneed.

 

Exit mobile version