HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa su,aal laga waydiiyay sobobta iyo cida xidhay dawooyinkii dhawaan dawlada hoose ka dhex furtay xaafada liinka bilayska dib markii la waayay meel ay ciidamada Dab Damisku uga gurmaad dab kacay guri ku yaala gudaha xaafadan oo ay ku nafwaayeen laba caruur ahi, kaasi oo hada la xidhay labadii wado ee ay fureen iyadoo cida xidhay lala xidhiidhinayay shirkada dahabshiil oo iyagu dhisme wayn u dhex leh kombaska xaafada liinka Bilayska.
Maayarka caasimada ayaa sheegay in qorshihii ay ugu talo galeen wadooyinka xaafadan uu sidiisii yahay ismarkaana ciidanka booliska ku wareejisay gacan ku haynta xaafadan
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;