WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xuska Siyaarada Sheekh Yuusuf Kawniin Oo Lagu Qabtay Deegaanka Aw Barkhadle.

HARGAYSA(W,N)-Xuska siyaarada sheekh yuusuf kawniin ayaa habeenkii jimcaha lagu qabtay maqaamka sheekha ee deegaanka awbarkhadle taasi oo ay kasoo qaybgaleen culimada qaadiriyada iyo boqalaal dadwayne ah.

Waxaana xuska siyaarada sheekh laga jeediyay wacdiyo diini ah iyadoo siqotodheer looga waramay sheekh yuusuf kawniin iyo doorkii uu ku lahaa faafinta diinta islaamka ee gayiga somalida.

Xuska siyaasada sheekh yuusuf Kawniin ayaa waxaa soo qab qaabisay xerta sheekh maxamed rabiic.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version