HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa kulan xafiiskooda kula qatay madax katirsan shirkada telesom oo ugu yimid in ay ka wada hadlaan khasaare ay gaadiidka dawlada hoose ee ka shaqaynaya wadada beerta xoriiyada horta ay gaadhsiiyeen xadhkaha shirkada oo sobobay in saacado badan ay hawada ka maqnaato adeega telefoonada iyo zaadku kaasi oo saamayn wayn ku sheegay shacabka reer somaloland
Maayarka caasimada ayaa kulan ka dib warbaahinta la hadlay ayaa raali galin ka bixiyay khasaraha ay gaadiidka dawlada hoose gaadhsiiyeen shirkada telesom.