WAJAALE NEWS

Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale.

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland oo ay weheliyaan xubno katirsan wasaaada badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley ayaa kormeer ku tagay mashruuca banka wajaale isagoo soo indho indheeyay dalagii kazoo baxay mashruuca sanadkan ee wasaarada beeruhu beertay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version