WAJAALE NEWS

Wasiir Qambi Oo Hanjbaad Culus Udiray Kooxda SSC Oo Isku Urursaday Deegaano Buuhoodle Katirsan.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland cabdirashiid ducaale qambi ayaa hanjabaad culus udiray kooxo nabad diid ah oo isku urursaday deegaano katirsan buuhoodle isagoo  ku amray in ay deg deg uga baxaan deegaanada oo aanay dhalansho ahaan kazoo jeedin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version