WAJAALE NEWS

Waftigii Xukuumada Somaliland Ka Socday Oo Kulan Layeeshay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Maraykanka Iyo Nuxurka Guulaha ay gaadheen!

WASHINGTON(W,N)-Waftigii ka socday Somaliland ee Maalmihii udanbeeyay ku sugnaa dalka maraykanka ee uu Hogaaminayay wasiirka arimaha dibada Somaliland ayaa Kulamo kala duwan la yeeshay madax katirsan dawlada Maraykanka.

Sidoo kale waftigan xukuumada Somaliland ka scoday ayaa kulan balaadhan la yeeshay jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan magaalada Washington taasi oo ay uga xogwarameen safarkooda iyo guulaha ay usoo hoyeen qaranka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version