WAJAALE NEWS

Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

JABUUTI(W,N)-Wafti ka socda xukuumada Somaliland oo Maalmihii udanbeeyay ku sugnaa dalka jabuuti ayaa kulan la Qaatay wasiirka arimaha gudaha dalka jabuuti iyomasuuliyiin kale oo katirsan dalka jabuuti.

Kulankan laba geesoodka ahaa somalland iyo jabuuti ayaa lagaga wada hadlay sidii looga wada shaqayn lahaa xuduudka udhexeeya labada dal arimaha qaxoontiga iyo arimo kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version