WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wakiilka Emaraadka Ufadhiya Caasimada Somaliland

HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley wakiilka Imaaraadka Carabta u fadhiya Jamhuuriyadda Somaliland Abdulla Alnaqbi oo xafiiskiisa ku soo booqday. Sida lagu baahiyay boga warbaahinta madaxtooyada somaliland

Exit mobile version