GABILEY(W,N)-Badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xoghayaha dawlada hoose xildhibaanada golaha maamulka waxbarashada gobolka iyo masuuliyiin kale ayaa dhagax dhigay afar garoon ciyaareed oo samaynayo dusgiyada magaalada gabiley.
Garoomada ay dawlada hoose hirgalinayso dugsiyada dawlada ah ayaa loogu talo galay in ay ardaydu ku ciyaaraan taasi oo muhiim u ah caafimaadkooda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;