WAJAALE NEWS

Iskuduwayaasha Wasaaradaha Ee Gobolka Gabiley Oo Loo Furay Tababar Ku Saabsan Dib Uhabaynta Maamulka Maaliyada.

GABILEY(W,N)-Wasaarada maaliyada ayaa tababar sedex cisho Socon doona ufurtay iskuduwayaasha wasaaradaha dawlada Iyo haayadaha dawlada ee gobolka gabiley.

Waxaana Tababarkan daahfuray badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley iyo masuuliyiin ka socday wasaarada maaliyada oo faah faahin ka bixiyay  ujeedada tababarkan dib uhabayn maamulka maaliyada iyo xisaabaadka dawlada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version