HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed uu hormuud uyahay suldaan guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay madaxdhaqameed ka socday ismaamulka somalida itoobiya oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa caasimada Somaliland ee hargaysa.
Dhanka kale garaad kulmiye oo kor kacayay waftiga ka yimid dawlad deegaanka somalida ayaa uga mahad celiyay sudlaan guud casuumadan uu ufidiyay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;