HARGAYSA(W,N)-Madax-Dhaqameedka Mujaahidiin, Siyaasiyiin iyo dhalinyaro Beelaha subeer awal oo kulan ku yeeshay magaalada hargaysa Islamarkaana uu goob joog ahaa suldaanka guud ee subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa maqif adag ka qaatay faro galinta madaxwayne biixi ku hayo saldanada guud ah ee subeer awal
Sidoo kale mujaahidiintan waxgaradka iyo haldoorka subeer ayaa madaxwayne biixi ujeediyay eedo culus iygaoo wacad ku maray in aanay aqbalay burburin uu kula kaco saldanada subeer awal.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;