WAJAALE NEWS

Ciidamada Booliska Oo Gacanta Kusoo Dhigay Tuug Qaadan Jiray labisanka Dumar Oo Dhac Gaystay!

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ee saldhiga ibraahim koodbuur ayaa gacanta ku dhigay tuug qaab cusub wax ufarsamay jiray oo qaadan jiray dharka dumarka.

Sidoo kale ciidamada booliska ayaa gacanta ku dhigay maandooriye tiro badan oo lagu soo qabtay xaafada kood buur gaar ahaan bada cas.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version