GABILEY(W,N)-Wasiirkuxgeenka wasarada arimaha gudaha jsl ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay badhasaabkii hore ee gobolka gabiley iyo badhasaabka cusub.
Sidoo kale waxaa munaasibada xil wareejinta kazoo qaybgalay maayarka magaalada gabiley, wasiiro xukuumada katirsan xildhibaano golaha wakiilada ka socday iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;