HARGAYSA(W,N)-Safiirkii hore ee Somaliland ujoogay dalka Kenya dhawaana iska casilay wasiir kuxigeen muuse biixi umagacaabay ayaa cadeeyay cida uu hada taageersan yahay kulan uu layeeshay madaxwayne biixi waxa ka jira iyo dareenka Uu ka qabo in loogu yeedho magaca moorgan.
Amb baashe oo waraysi siiyay televisionka HORYAAL24TV Ayaa arimahaasi faah faahin ka bixiyay kala soco wararkeena danbe.