WAJAALE NEWS

“30Sannadood Ma Jili Karno Siyaasad, Reer Hebel Iyo Reer Hebel Ah, Waa Xiligii Aynu Aduunka La Jaanqaadi Lahayn” Wasiirka Gaadiidka.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland oo ka hadlay munaasibad xil wareejin ah oo ka dhacday gabiley ayaa ka warbixiyay halka ay  marayaan dhamaadka wadada ceerigaabo iyo kuwo kale

Sidoo kale wasiir atoosh ayaa sheegay in aanay Somaliland 30sano siiwadi karayn qabyaalad reero ah balse hada a gaadhay xiligii lalal qaadi lahaa aduunka ee loo fikiri lahaa si caam ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version