WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Bilowday In Ay Gobolka Sanaag Ka Raafto Dadka Kasoo Jeeda Koonfurta Somaliya.

CEERIGAABO(W,N)-Maamulka gobolka sanaag ayaa maanta bilaabay in ay magaalada ceerigaabo ka raafaan dadka aan ku dhalan ee kazoo jeedo koonfurta somaliya oo mudadii loo qabtay ay dhamaatay in dalka ka baxaan.

 

Exit mobile version