WAJAALE NEWS

Xildhibaano Katirsan Golaha Deeganka Berbera Oo Si Adag Uga Horyimid Dad Shacab Ah Oo Maayar Cidin Barakicinayo!

BERBERA(W,N)-Xildhibaano Katirsan golaha deegaanka Degmada berbera ayaa si adag uga horyimid dad shacab ah oo Maayar cidin ka rarayo xarunta sooyaal ismarkaana dad kale oo Danyar ahi dhulkii ay deganaayeen la dul jadinayo.

Sidoo kale xildhibaanada ayaa sheegay in dhulka dadkani laga rarayo cid gaar oo maamulku kamid yahay taasi oo ay sheegeen in aanay aqbalay.

Dhanka kale xildhibaanada ayaa maayarka berbera ku eedeeyay in uuu ku kacay sharci jabi ismarkaana uu safar dalka dibadiisa ah ubaxay isagoo ka fasax qaadan golaha iyo gudida fullinta ee degmadaba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version