|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Eedo Ujeediyay Maayarka Iyo Khilaafka Hadheeyay Kal Fadhigii Golaha.
October 3, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada gabiley ayaa eedo culus ujeediyay maayarka magaalada gabiley oo khilaaf ismarin waagi uu ku dhexmaray fadhigii golaha deegaanka. Sidoo kale xildhibaanada ayaa warbaahinta ka sheegay in ay maayarka isku khilaafeed in uu golaha hor keeno xisaab xidhkii miisaaniyadii 2021 oo golaha cusubi ay kazoo gaadheen sedexdii bilood ee udanbeeyay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Shaaciyay In Uu Soo Bandhigayo Qaybtii Labaad Ee Buugiisa... HALKAN KA DAAWO KULAN DHEXMARAY WAFTI WASIIRO AH SOMALILAND IYO XUBNO KA MIDA WASIIRADA DALKA JABUU... Daawo Muuqaalka; Mawjado Taageerayaasha KULMIYE ah Oo Gabiley ku Soo Dhaweeyey Weftiga Murashixiinta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|