|
|||||
WAJAALE NEWS
HALKAN KA DAAWO KULAN DHEXMARAY WAFTI WASIIRO AH SOMALILAND IYO XUBNO KA MIDA WASIIRADA DALKA JABUUTI
April 17, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS);DAAWO Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi CalI Xaaji Xasan oo uu wehelinaayo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Khaalif Axmed oo ku sugan Dalka Jabuuti ayaa maanta la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dalka Jabuuti Mudane Maxamuud CalI Yuusuf iyo Wasiirka shaqada iyo Shaqaalaha Arrimaha Bulshada ee Dalka Jabuuti, Mudane Cabdi Xuseen Axmed. Kulankan oo ka dhacay Wasaaradda shaqada iyo Shaqaalaha Arrimaha Bulshada ee Dalka Jabuuti. WAJAALENEWS DESK HARGEISA SOMALILAND Related posts:Maxkamadda Racfaanka Oo Xayiraad Sharci Daro Ah Kula Dul Dhacday Wargeyska Hubaal Ee Maxkamada Gobol... “Dhamaadka Sanad Macalinkii Aan Liisan Haysanin Somaliland Kama Shaqaynayeen Ogaada” Wasiirka Waxbar... Wasiir Hinda Jaamac Gaandhi Oo Ka Dareen Celisay Xilka Qaadista Uu Madaxwayne Biixi Ku Sameeyay. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|